Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo kaalinta afaraad ku soo baxay wareegii labaad ayaa ka harey tartanka, waxaana uu sheegay in…
Wareegii kowaad ee doorashada ayaa soo dhamaadey, waxaana si weyn u qaybsamey codadka Xildhibaanada. Codadka ayaa sidan loo kala helay:…
Maantey oo taariikhdu tahay 8 Febaraayo 2017 waxaa loo ballansanaa doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee laada aqal oo…
Waxaa xalay dood kulul ka dhacday Maxkamada Racfaanka oo ay isla tageen Dowlad Gobaleedka Washington State iyo Xukuumada Trump oo…
Wasiirka ama Xoghayaha Waxbarashada ee Xukuumada Trump ayaa si dirqi ah xalay lagu ansixiyey kadib markii uu xisbiga mucaaridka ah…
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta Maxkamada Sare ee wadanka Afghanistaan ee…
Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuriyadda federaaliga ah ayaa maanta oo Arbaca ah kuna beegan 8 Feberaayo dooranaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee dalka hoggaamin…
Subaxnimadii hore ee maanta kadib marki salaada subax laga so baxay ayaa laga maqley rasaas ka dhacaysa xaafadda New Bosaso…
Iyadoo xiliga ay dhacayso doorashadda madaxtinimadda Soomaaliya ay ka harsan tahay wax yar 24 saac, ayaa magaaladda muqdisho waxaa shir…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac ayaa sheegay in maalinta berri ah…
Ninka hoggaanka u hayey tartanka Madaxweynaha Faransiiska ee dhacaysa bisha Abril 2017 Fran├ºois Fillon ayaa sheegay in aysan jirin wax…
Ugu yaraan 13 000 oo qof ayaa lagu del-delay xabsiga Saydnaya ee dalka Siiriya tan iyo sanadkii 2011 sida ay…