Waxaa maanta oo isniin ah si rasmi ah loo soo geba-gebeeyey diyaar garowgii doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee dhacaysa maalinta arbacada…
Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta ku wareejisay guddiga Abaaraha Puntland Lacag gaaraysa labo boqol iyo konton kun oo dollar ($250,000)…
Waxaa shalay lasoo gabagabeeyey khudbadaha Murashaxiinta Madaxweyne waxaana gebagebadii halkaasi khudbad kasoo jeediyey Xaaji Maxamed Yassin oo ah murashaxakaliya ee…
Ciidanka ammaanka magaalada Bosaso ayaa howl gal ka sameeyey wadooyinka iyo xaafadaha magaalada, iyadoo howl galkaasi uu ahaa mid ka…
Waxaa maanta ka bilowdey magaalada Muqdisho barnaamij dood-wadaag ah oo ay isugu yimaadeen Musharixiinta Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxaana si toos ah…
Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa maalintii shalay lagu xanibey magaalada Buuhoodle ee muddooyinkii danbe fadhigiisu ahaa. Ciidamo ka tirsan…
Maxkamada Racfaanka dalka Maraykanka ayaa maanta gelinka danbe dhageysan doonto Kiiska Wareegtadii Madaxweynaha Maraykanka uu saaray socdaalka Muwaadiniinta Muslimiinta ah.…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ugu anba baxay magaalada Muqdisho, iyadoo si…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay maalmaha talaadada iyo Arbacada ee toddobaadkan dhammaan wadooyinka Magaaladda Muqdisho la xiro doono, islamarkaana…
Ra`isul Wasaaraha Soomaaliya, islamarkaana ah murashax u taagan doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa khudbadii uu u jeediyay xubnaha labada…
Xildhibaanada Baarlamaanada Soomaaliya ee dooranaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee afarta sano ee soosocta maalinta arbacada ah ayaa dhegaysanaya khudbadaha musharixinta maalintii…
Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in doorashada Madaxweynaha laga bedalay in lagu qabto Iskoolka Booliska ee degmada…