Maxkamadda caalamiga ah ee Caddaaladda: Maxkamadda caalamiga ah ayaa maanta oo khamiis ah go’aan ka gaareysey muranka soohdinta badda ee…
Waxaa maalmaha soo socda caasimadda dalka ka dhacaysa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ah markii labaad ee ay ka dhacdo Muqdisho…
Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa caawa laga maqley rasaas xooggan oo ka dhacaysa Koonfurta magaalada. Israsaaseenta ayaa u…
Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma`arke ahna murashax u taagan xilka mataxtinimada Soomaaliya ayaa shir saxaafadeed uu…
Peter De Clracq oo ah ku xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa magaalada Garoowe kaga dhawaaqay 35 Milyan oo…
Faaduma Qaasim Dayib oo horey u ahaan jirtey musharax Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir-guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ku darey in ay kamid…
Xildhibaan Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka sare ee jamhuuriyadda ayaa maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley…
Maxkamadda Caalamiga ah ee fadhigeedu yahay magaalada The Hague ee dalka Holland ayaa maalinta berri ah ee ku beegan Khamiista…
Ra`iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir-gudoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga doorashada Madaxweynaha…
Ra`iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo muddooyinkii u danbeeyey daganaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabka ayaa…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa habeenimadii Salaasada booskii muddada dheeer banaanaa ee maxkamadda sare ee maraykanka u magacaabey Neil Gorsuch.…
Waxaa weli la xalin murran ka dhashay doodii Murashaxiinta Madaxweynaha ee maalinimadii shalay la baajiyey. Dooda ayaa u baaqatay sadex…