Muddo 15 bilood gudaheed ah ayaa markii labaad ay yaraadeen biyaha webiga Shabelle ee mara gobolada Hiiraan, Shabeelda Dhexe iyo…
Biyaha Soomaaliya oo ay Kenya sheeganeyso ayaa waxaa qandaraas loo siiyey baaritaanka batroolka shirkada ENI oo laga leeyahay Talyaaniga, shirkadaasi…
Maalinta Arbacada ah ee todobaadkan waxaa Soomaaliya ka dhacaysa doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha waxaa dooranaya Xildhibaano ka badan 320…
Garsoore Maxkamada Federaalka ee Gobalka Washington State ayaa saacado kahor laalay Wareegtadii Madaxweynaha Maraykanka ee xayiraada lagu saaray socdaalka muwaadiniinta…
Xildhibaanadda labada aqal ee Barlamaanka Federaalka ayaa maanta sabti ah bilaabay dhagaysiga khudbadaha qaybtii labaad ee murashixiinta u tartamaya doorashadda…
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa baaraya sida saxaafaddu ku heshay wada hadalkii dhex marey Donald Trump iyo qaar kamid ah…
Hogaamiyayaasha dalalka Midowga Yurub ayaa isku raacay inay maalgeliyaan xeryo qaxooti oo laga dhiso gudaha wadanka Liibiya, si hoos loogu…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa cunaqabateyn kusoo rogay 25 mas`uul oo ka tirsan Xukuumada IRAN iyo shirkadaha dalkaasi ee xiriirka…
Ciidamada Amniga ee Faransiiska ayaa hawlgalo ka wada magaalada caasimada ah ee Paris kadib weerar uu shalay geystay nin faas…
Dalka Koonfura Afrika waxaa si arxan darro isku mar loogu dilay Saddex nin oo Soomaaliyeed oo dukumo ku lahaa degaanka…
Maxkamada Caalamiga ah oo bilihii lasoo dhaafay baareysay shuruucda ku aadan dooda ay Maxkamada usoo gudbisay dowlada Kenya oo diiday…
Maamulka cusub ee Ruushka ayaa beddalay lahjadiisa dhawr arrimood oo lagu muransanaa oo la xiriira Ruushka, Nato, Israil iyo weliba…