Taliska ciidanka badda Puntland-Soomaaliya ayaa ka hadlay howl galo dhawaan ciidanka badda ay sameeyen degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Howl…
Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka ee Sonna, Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISAA ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose…
Xarunta gollaha shacabka ee Magaaladda Muqdisho waxaa hadda ka socoto dhagaysiga khudbadaha Murashixiinta u tartamaya doorashada guddoomiyaha iyo ku…
Magaaladda muqdisho,waxaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato doorashadda xubnaha aqalka Sare ku matalaya goboladda waqooyi ee somaliland. Ilaa lix…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xusee Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku hakiyay dhammaan howlihii hay`addaha dowladda ee Maamulkiisa,…
Wasiirka duulista hawada iyo Garoomadda Puntland Xasan Xaaji Siciid (Xasan Cadde )ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha…
ciidamadda Amisom ee ka howlgala Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa qirtay in ciidamadoodu ay 25 neef oo geel ah,…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya wararka ka imanaya ayaa sheegaya in laba qarax oo xoogan ay ka dhaceen goob…
Baarlamaanka Galmudug ayaa la fasaxey bishii Oktoobar ee sanadkii hore kadib markii ay Mooshin ka keeneen Afhayeenka Baarlamaankaas, waxaana sanadkii…
Booliiska Maraykanka ayaa baaraya weerarii uu shalay nin hubeysay ku dilay shan qof Madaarka FT.Lauderdale International Airport ee ku yaal…
Warbixin ka kooban 25 bog oo ka soo baxdey xafiiska Madaxa Sirdoonka Maraykanka ODNI ayaa lagu sheegay in maskaxda ka…
Wadaniyaddu waxay ku dhisan tahay in ummadi ilaashato waxyaabaheeda muqadasaadka u ah oo ay ugu horayso dhulkeedu, waxaana hubaal ah…