Laba nin oo qaxooti ah kana yimid dalka Ciraaq ayaa meydkooda laga helay koonfurta dalka Bulgaariya meel ku dhaw xadka…
Sacuudi ayaa shaaciyey in Soomaaliya u diri doonto dhaqaatiir qaabilsan xoolaha si loo baaro xoolaha laga dhoofiyo dalka Soomaaliya ee…
Dowlada Ruushka ayaa maanta shaacisay inay dib ulla baxeyso qeyb kamid ah ciidamadii ka joogay dalka Siiriya. Ruushka ayaa lagu…
Xamsa Osma Bin Ladin ayey dowlada Maraykanka ku dartay listiga dadka kamid ah kooxaha argagaxisada oo ay baadi goobeyso. Wiilkan…
Weerar loo adeegsaday bambaano lasoo saaray gaari ayaa Khamiistii shalay ka dhacay magaalada Izmir ee dalkaasi Turkiga. Dowlada ayaa illaa…
Waqooyiga iyo bartamaha Qaarada Yurub ayaa maalmahan laga dareemayaa Qabow iyo isbedal dhanka cimilada ah. Waqooyiga Yurub ayaa kamid ah…
Jeneraal Katumba Wamala taliyaha milaterigga wadanka Uganda ayaa booqday degmada Baraawe ee xarunta gobolka Shabeelada hoose ee maamulka Koofur Galbeed-Soomaaliya.…
Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliya. Sarkaalka la dilay…
Waxaa magaalada Garowe laga furay xarun cusub ee Farsamada Gacanta ee ciidamada Asluubta Puntland, goobtaasi oo ay ku shaqeeyaan maxaabiista…
Shirka Gollaha xukuumadda dowladda Puntland oo uu shir-Guddoominayay madaxweynaha dowladda Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas, oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Xarunta KMG ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ay…