Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada Gudoomiyaha Baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka Madaxweynanimada Soomaaliya, anagoo…
Qoraal kasoo baxay xafiiska afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa looga hadlay walaaca Beesha Caalamka ka qabto wararka soo…
Gaadiidleyda u kala goosha magaalooyinka gobalka Shabeelada Hoose ayaa sameeyey shaqo joojin kadib markii gobalkaasi ay kusoo bateen isbaarooyinka ay…
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta booqasho u tagay xarunta gobalka Hiiraan. Booqashada Keating ee Beledweyne…
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka kasii dagaya Barack Obama ayaa Baarlamaanka dalkaasi ka bilaabay olole uu uga hortagayo qorshaha xisbiga talada…
Booliiska magaalada Chicago ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 4 dhalinyaro Madow ah oo jirdil iyo afduub u geystay nin…
Dowlada Turkiga oo weli baadi goobeysa ninkii geytay weerarkii lagu qaaday goob baar ah habeenkii sanadka cusub. Dadka la qabtay…
Deegaanka Xalin oo hoos tagta degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa la sheegayaa in ay ka taagan tahay xaalad abaareed…
Iyadoo dhawaan boqolaal qoysas reer guuraa ah ay gaareen gobolada Nugaal iyo Karkaar ee Puntland, kadib markii deegaanada ay degnaayeen…
Waxaa maanta oo Khamiis ah dalka Kuuriyada Koonfureed ka bilaabatay Maxkamadeynta Haweenayda Madaxweynaha ah Park Geun-hye oo lagu eedeeyey musuq…
Ururka al-Shabaab ayaa sii daayey waraysi ay ka qaadeen mid kamid ah kuwii weeraray Hotel Peace iyo barta kontroolka ee…
Waxaa maalintii shalay si rasmi ah u bilowdey diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Guddoomiayaha Aqalka Hoose iyo labadiisa ku-xigeen. Guddoomiyihii hore…