Laba qarax oo aad u weyn ayaa ka dhacay subaxnimada maanta ee Isniinta agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Adan…
Ururka isku magacaabey Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa sheegtey in ay fuliyeen weerarkii lagu qaadey goob habeenkii lagu caweeyo oo…
Magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug waxaa laga hergaliyaay Akadeemiyada ciyaarta Kubadda ee Gaalkacyo (Galkaio football Academy) oo ah xaruun Laga tababaro…
Boqortooyadda Sucuudiga ayaa heshiis isfaham la gashay dowladda federaalka Soomaaliya, taas oo ku qaadanayso tobon kun oo gabdho Soomaaliyeed oo…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah magacaabey guddiga qaban-qaabada ee doorashada shir-guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya taas oo dhacaysa…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay heshiiskii nabadaynta Galkacayo ee uu maanta uu magaaladda muqdish…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa…
Madaxweynaha maamulka Puntland iyo kan Galmudug ayaa maanta mar kale heshiis ka kooban saddex qodob uga dhawaaqey magaalada Muqdisho. Heshiiska…
Muqdisho:- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kal-fadhigoodi u horeeyey u socdo ayaa maanta magacaabey guddiga qaban-qaabada doorashada shir-guddoonka Baarlamaanka ee dhacaysa…
Wasiirkii hore arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiyo yuusuf Xaaji Aadan ayaa ka mid noqotay xildhibaano maanta ku soo baxay inay ka…
Qof ku labisan dharka Odayga Kirismiska (Santa Claus) ayaa weerar ku diley ugu yaraan 39 qof oo ku damaashaadayey goob…
Wasiirka Maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti ayaa sheegay in xildhibaannada aqalka sare ee barlamaanku aysan wax mishaar…