Ciidamada Mariiniska Filibiin ayaa sheegay hawlgal ay ka sameeyeen koonfurta dalkaasi habeenimadii Axadda ay ku dileen hogaamiyihii kooxda Xagjirka ah…
Hogaamiyihii ugu awooda badnaa mucaaridka dalka Republic of Congo, Guy Brice Parfait Kolelas ayaa u dhintay cudurka Covid19, maalin kadib…
Madaxweynaha wakhtigiisa dhamaaday Madaxmed Cabdullahi Farmaajo oo ay galbinayaan ciidamada AMISOM ayaa gaaray xarunta Afisyooni oo la qorsheenayo inuu ka…
Ciidamada howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa si buuxda ula wareegtay amaanka goobta uu ka dhacayo shirka u dhexeeya…
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidamo cusub oo ka tirsan booliska la geeyay garoonka…
Madaxweynaha Dowlad Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo waraysi siiyey BBC ayaa sheegay in uusan war u hayn shirka berri furmaya,…
Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ugu baaqay madaxda dowlada goboleedyada dalka inaysan Muqdisho ka tagin illaa iyo inta heshiis…
War saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa looga hadlay shir madaxeedka dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, kaas…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo mudadan ku maqnaa wadanka Turkiga ayaa maanta dib ugu so…
Wasaaradda caafimaadka dowlada Federaalka Soomaaliya oo war kasoo saartay tallaalka dhawaan la keenay dalka ee OXFORD/ASTRAZENECA, kaas oo looga hortagayo…
Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa qoraal ka dhan…
Wasiirka Warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka…
Midowga Yurub ayaa ku hanjabay inay xayiri doonaan in shirkada AstraZeneca ee soo saarta daawada talaalka ay daawooyinkaasi wadamo kale…
Xafiiska Raysalwasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijiyey in hogaamiyaha laga helay cudurka Covid19, arrintan ayaa imaaneysa…