Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa ka hadlay…
Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Ilaa Saakay in 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka…
Waxaa caawa goordhaweyd garax weyn uu ka dhacay nawaaxiga Dekada magaalada Muqdisho. Weli wax faah faahin ah lagama hayo khasaaraha…
Kadib hawlgal maanta gelinkii hore ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee koonfurta magaalada Bosaaso ayey ciidamada Puntland ku guuleysteen inay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta kasoo ambabaxay caasimada Puntland ee Garoowe ayaa hadda soo gaaray magaaladda Boosaaso ee…
Weerar qorsheysan ayaa koox ka tirsan ururka al-Shabaab ay habeenkii xalay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Bosaso. Sida ay…
Shirkii saddexaad oo ay isugu yimaadeen inta badan Midowga Musharixiinta badankood iyo Raysalwasaare Rooble ayaa habeenkii xalay natiijo la’aan ku…
Wararka caawa ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya xiligan oo ay saacadu tahay saqdii dhexe in…
Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka furmay Muqdisho. Shirka waxaa kaloo…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19. Guddoomiyaha ayaa sheegay in la joojiyay…
Maxkamada Caalamiga ah ee danbiyada Dagaal ayaa Arbacadii shalay shaacisay inay si rasmi ah u bilaabeyso baaritaanka ku aadan danbiyadii…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowa Yuusuf Ragge oo uu wehliyo Taliyaha AMISOM ayaa kormeeray xarunta AMISOM (sector 4) oo…
Weerar lagu tuhunsan yahay in uu yahay fal argagixisnimo ayaa ka dhacay magaalada Vetlanda ee Koonfurta dalka Sweden. Ugu yaraan…
Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku ogolaatay banaanbaxa sabtida ee ay codsadeen siyaasiyiinta mucaaradka gaar ahaan…
Madaxweynaha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo…