Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Xalay khadka talefoonka wada hadal kula…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay dhismaha cusub ee xarunta Dowladda Hoose ee Garoowe.…
Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow guddiga hergalinta doorashooyinka heer Federaal u soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka…
Shirka Madasha Qaran ee Beeraha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya waa madal Afartii bilba mar…
Doorashada shan kursi oo ka mid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee…
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaacisay jadawalka qabashada doorashada lix kursi oo kamid ah 14-kii kursi…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Shan kamid ah Kuraasta Golaha…
Guddiga qaban-qaabada doorashada gudooonka ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee heer federaal ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha. Sida lagu…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa cambaareeyey falkii foosha xumaa ee argagixisadu ku kaceen. “Waxaan cambaareynayaa…
Xaruntaani ayaa timid kadib markii dardargelin lagu sameeyay shaqada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, taas oo ka dhalan karto cabashooyin ka…