Boris Johnson Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa laga saaray Cusbitaal ku yaal London oo lagula tacaalayay xaaladiisa sadexdii Maalmood ee lasoo…
Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, ayaa ku dhawaaqay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay go’aamisay laga bilaabo fiidnimada…
Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa munaasabad xalay ka dhacday Magaalada Dhuusa-mareeb waxa uu si rasmi ah…
Saaxiibada Caalamiga ah ee Somaliya ayaa qoraal ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku bogaadinayaan dowladda Soomaaliya…
Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda Hirshaballe kana mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle Khaliif Muumin ayaa Goordhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ka…
Wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa kordhisay saacadaha Shaqada ee kastamka cashuuraha ee dekeda magaaladda Bosaso Maamulaha Furddadda Boosaaso Maxamed Yuusuf oo…
Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo shir ku qabtay Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in aragtida Puntland ee doorashooyinka…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka…
Waxaa Saacadihii lasoo dhaafay kor u kacay tirada dadka ah ee cudurka Carona-Virus ugu dhimanaysa Dalka, Dad gaaraya 19,701 ruux…
Dalka Yamen ayaa laga xaqiijiyay kiiskii ugu horeeyay ee Cudurka dunidda kusii aafaya ee Covid-19, Dawlada dalka Yamen ayaa sheegtay…
Dowladda Bangladesh waxay maanta xukun daldalaal ah ku fulisay Sarkaal ka tirsanaa koox saraakiil ah oo 45 sanno ka hor…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku…