PSF oo biyo Dhamiska ka sameysay deegano ka tirsan Gobolada Bari iyo Mudug – Video

Published: March 20, 2022

Ciidamada Komaandooska iyo kahortaga argagaxisada ee Puntland PSF oo maalmahan waday olole ay ugu gurmanayaan dadka reer miyiga ee abaartu saameysay ayaa biyo dhaamis ka sameeyey deegaano hoostaga gobalada Bari iyo Mudug.

Abaarta ka jirta dalka Soomaaliya guud ahaan ayaa ah tii ugu xumeyd oo sanadihii lasoo dhaafay taabata dhulka Soomaalida degto.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *