Raisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax Oo Geeriyooday

Published: July 12, 2020

Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga.

Raisul wasaaraha oo da’diisu ahayd 75 sanno jir ayaa cudurka kansarka muddooyinkii dambe ugu xanuunsayey dalka Turkiga

Waxaana Geeridiisa xaqiijiyey Safiirka Soomaaliya ee Turkiga Jaamac Cabdilahi Maxamed, wuxuuna sheegay in Xasan Abshir uu labadii isbuuc ee la soo dhaafay ku jiray qeybta bukaannada halista ah la dhigo ee ICU-da.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *