Published: November 5, 2020
by: Horseed Staff
Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay guddiyada Doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
Xubnahan ayey ku jiraan kuwii ay soo magacaabeen Dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya iyo Xukuumada Federaalka.