Shir looga hadlayo maalgashigga Soomaaliya oo Adis-ababa ka furmay.

29 January, 2020

Wasaarada Ganacsigga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo taageero ka helaysa Hay’ada IFC oo ka tirsan…

Wasaarada Ganacsigga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo taageero ka helaysa Hay’ada IFC oo ka tirsan Bankiga Adduunka ayaa magaalada Adis-ababa ee xarunta Dalka Ethopia ka daahfurtay shir looga hadlayo sidii loo dhiiran maalgashi caalami ah oo Soomaaliya laga sameeyo.

Shirkaan oo socon doona mudo 3 cisho ah waxaa ka qaybgali doona mas’uuliyiin ka kala socda dowladaha Soomaaliya, itoobiya iyo hay’adaha. waxaana diiradda lagu saari doonaa  sidii loo horumarin lahaa dhinacyada kala duwan ee Maal-gashiga.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *