Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka…
Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka diโi doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ๐ฏ๐ฌ ๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฌ (๐บ๐บ).
โค Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu badan oo la filayo in ay helaan roobab xadigeedu sareeyo oo u dhaxeeya ๐ญ๐ฑ๐ฌ-๐ฎ๐ฌ๐ฌ ๐บ๐บ, Sidookale degmooyin ka mid ah Gobalada ๐๐ฎ๐, ๐๐ฎ๐ธ๐ผ๐ผ๐น, ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป, ๐ฆ๐ผ๐ผ๐น, ๐ก๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐น, ๐ช๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐๐ถ ๐ด๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ฑ, ๐ ๐๐ฑ๐๐ด, ๐๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐ฑ๐๐๐ฑ, ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ-๐ฑ๐ต๐ฎ๐
๐ฒ, ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ-๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ, ๐๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ-๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ, ๐๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ-๐๐ต๐ฎ๐
๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ayaa waxaa la saadaalinayaa in ay ka daโaan roobab cabirkooddu u dhaxeeyo
๐ฏ๐ฌ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ ๐ด๐ฌ ๐บ๐บ
โค Degmooyin ka mid ah gobalada aan kor ku soo xusnay gaar ahaan Gobalka ๐๐ฒ๐ฑ๐ผ, ๐๐๐ฑ๐ฎ๐น ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ waxay saadaashu sheegaysaa in roobabkaas ay sababi karaan ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฑ iyo ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ผ
(๐๐น๐ผ๐ผ๐ฑ & ๐๐น๐ฎ๐๐ต ๐ณ๐น๐ผ๐ผ๐ฑ๐).
โค Waxaa sare u sii kacaya heerka biyaha wabiyada Juba iyo shabeele taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka daโaya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia taasoo macnaheedu tahay ๐ถ๐ป ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ ๐ฎ๐ ๐๐ถ๐ถ ๐๐ผ๐ฐ๐ผ๐ป๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ผ.
๐๐: Hadii roobabka la filyo todobaadkaan ay u daโaan sida saadaashu sheegeeyso, waxay geeysan karaan khasaare iskugu jira naf iyo maalba.
๐๐ฎโ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐๐ ๐ oo Horay u soo saartay ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ด๐ถ๐๐๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ถ๐-๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ Saadaasha Roobab ma hiigaan ah oo dalka ka daโay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaado, ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay Digniino si loogu feejignaado saameynta roobku ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.