Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa kulankooda maanta la filayaa inay uga doodi doonaan ajandayaal iyo…
Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa kulankooda maanta la filayaa inay uga doodi doonaan ajandayaal iyo hindise sharciyeedyo muhiim ah.
Ajendayaasha lagu wado inay ka doodaan mudanayaashu waxaa kamid ah Akhrinta Hindise-Sharciyeedka Shidaalka ama Batroolka iyo Akhrinta Saddexaad Sharciga Xaquuqda Siyaasiyiinta Dowladda.
Sharciyada ayaa maalinnimadii Khamiista waxaa la mariyay akhrinta 2-aad ee hindise-Sharciyeedka dakhliga Guud ee Qaranka, sidoo kalena ansixiyay xubin cusub oo kamid noqaneeysa guddiga madaxa- bannaan ee doorashooyinka Qaranka.