Published: October 6, 2021
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/10/Jabiye-Ufayn-05okt21-1.jpg)
Guddoomiyaha Guud ee Urur Siyaasadeedka Cadaalad iyo Sinaan, Maxamuud Khaliif Jabiye ayaa gaaray degmada Ufayn ee gobalka Bari oo kamid ah degmooyinka ay dhawaan ka dhici doonto doorashada Cod & Qof ee Golayaasha Deegaanada Puntland.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/10/Jabiye-Ufayn-05okt21-2.jpg)
Ururka Cadaalad iyo Sinaan ayaa Salaasadii shalay degmada Ufayn ka bilaabay wareega 2aad ee ololaha doorashada ururkaasi.
Horseed Media