Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka

Published: July 8, 2023

Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Cali Doodishe ayaa Mudane Axmed Siciid Maxamed u Magacaabay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Agaasimihii hore  Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo xilka soo hayey tan iyo dhamaadkii sanadkii 2021 iyo Agaasimihi ka horeeyey, ayaa kamid ah xubno gaaraya 18 oo ay xeer illaalinta ku eedaysay falal la xariira musuq maasuq.

Horseed Media