Qarax ka dhacay waddada Maka al-Mukaramah ee Muqdisho

Published: January 23, 2017

Subaxnimada Isniinta ayaa qarax xooggan laga maqley agagaarka gurigii shaqaalaha ee waddada Maka al-Mukaramah.

Wararka ayaa sheegaya in gaari mob lagu soo xirey ay istaajiyeen ciidanka amanigu, kadibmarkii ay damceen in ay baaritaan ku sameeyaan ayaa gaarigu qarxay.

Ma cadda ilaa hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qaraxan oo dhacay goor dhaweyd.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *