Codbixinta Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si toos ah u socota – SAWIRO

Published: February 8, 2017

Maantey oo taariikhdu tahay 8 Febaraayo 2017 waxaa loo ballansanaa doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee laada aqal oo gaaraya 328 ayaa ka qaybqaadanaya codbixinta, waxaa cudur-daar ku maqan hal Xildhibaan oo keliya.

Xildhibaanada ayaa kala saaraya 21 Musharax. Waxaa tanaasuley saddex musharax. Codbixinta ayaa bilaamatey 13:30 xiliga Soomaaliya.

Hoos ka daawo sawiradii u danbeeyey ee weriyaha Horseed Media uu ka soo qaadey hoolka doorashada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *