Gudoomiyihii gobolka Sool oo shil gaari ku geeriyooday

Published: February 18, 2017

Allaha u naxariistee waxaa shil gaari ku geeriyooday gudoomiyihii gobolka Sool ee Puntland-Soomaaliya Muqtaar Mahad

Waxaa sidoo kale shilka ku geeriyooday mid ka mid ah istaafka gudoomiyaha, iyadoo shilka uu ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Laascaanood

Madaxda Puntland ayaa tacsi tiiranyo leh ka diray geerida ku timid narxuumka.

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *