Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho-Sawiro

Published: March 21, 2017

Qarax xoogan oo uu sababayGaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa goordhow lagu qarxiyay meelu dhow Tiyaatarka Qaranka iyo guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

Inta la ogyahay in ka badan 5 Qof ayaa ku geeriyootay Qaraxa, iyadoo sidoo kale ay jiraan dad dhaawacyo qaba oo loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho.

halka uu ka dhacayWado mashquul ah oo gaadiidka dowladda iyo dadweynuhuba ay isticmaalaan, waxaa ku yaal guriga hooyooyinka oo ay degan yihiin inta badan telefishanada iyo IdaacadahaMuqdisho, waxaa kaloo meesha ku yaalla bar laga galo madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ku soo beegmaya xili maanta lagu dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadda.

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *