60 Arday oo u fadhiisatay imtixaanka Master-ka ee jaamacadda Kampala taasi oo sahashay J.B.A.-Sawiro

Published: January 6, 2018

60 arday oo u fadhiistay intixaanka master-ka ee jaamacada Bariga Afrika waa tiradii ugu badnayd Abid imtixaan master ah ku gasha gudaha Puntland

Waxaa mesha ka hadlay gudoomiyaha jaamacada Bariga Afrika Aadan Shiiq Doon Cali oo u hambalyeeyey ardayda imtixaanka gelaysey iyagoo magaaladooda jooga kuna dhiira galiyey inay dhamestaan waxbarashada.

Waxaa sidoo kale hadlay gudoomiye ku xigeenka jamacada Bariga Africa Proff Salwe oo isna ka hadlay muhiimada ay leedahay arday guryahoodii iyo shaqoodii fursadna u helay in ay dhigtaan jamaacad la aqoonsan yahay tayadeeda.

Sidoo kale Jamaacadda Kampalka waxay qaadanaysaa aday cusub sanadkan cusub 2018 taasi oo is qoristu ku ektahay 20- bishan ee sanadkan.

Faafin Horseeed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *