Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Qardho

Published: January 10, 2018

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar .

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan iyo dadweyne faro badan.

Ammaanka magaalada ayaa si weyn loo adkeeyey, iyadoo wafdiga madaxweyanaha Soomaaliya looga hortagay kantaroolka laga soo galo magaalada

Madaxweyne Farmaajo oo safar dhulka ah ku tegey magaalada Qardho ayaa lagu wadaa inuu kulamo la yeesho mas`uuliyiinta degmadaiyo byulhada qeybaheeda kale duwan.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *