Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Gardafuu oo ka warbixisay xaaladda Haweenka ee gobolkaasi-Dhegayso

Published: February 15, 2018

Gudoomiyaha haweenka iyo arrimaha qoyska gobolka Gardafuu Yaasmiin Saalax Cumar oo wareysi gaar ah siisay Barnaamijka Ceebla, ee ka baxa Radio Horseed Media ayaa sheegtay in guddiga haweenka ee gobolka ay ka hirgeliyeen afar degmo oo ka tirsan gobolka Gardafuu ee Puntland .

Sidoo kale Gudoomiye Yaasmiin ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay hirgelinta dhammaan ururada haweenka gobolka Garadafuu si degmooyinka dhiman ula jaan qaadaan kuwa loo sameeyey guddiyada haweenka .

Hoos ka dhegayso Barnaamijka oo dhammeystiran waxaa soo jeedinaysa Zamzam Saciid Bootaan.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *