BOSASO:dhalinyaro qaati looga taagan yahay furashada Mobelada-Dhageyso

Published: September 25, 2018

Magaalooyinka waa weyn ee Puntland waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay kusoo badanayay dhalinyaro ku hubaysan Tooreey iyo Budad oo dhac iyodhibaato ugaysanaya dadka shacabka ah kuwaas oo habeen iyo maalin wadooyinka waawayn kaga furanaya mobilada iyo alaabaha kale.

Xaafadaha qaar ee Boosaaso waxay noqdeen kuwo aan habeenkii la gelin Karin sababo la xiriira baqdin dadku ay ka qabaan dhibaato uga timaada dhalinyarada dhaca ugaysanaya.

Cabsida dhalinyaradaasi laga qabo aawgeed, iyadoo ay xusid mudan tahay in ciidamada amaanka ay gacanta kusoo dhigaan burcadaas wallow saacado kadib lasii daayo kadib marka ay waalidiintooda soo damiintaan.

Hadaba hoos ka dhageyso warbixin aan ka diyaarinay dhacdooyinkaas joogtada noqday

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *