Raysal Wasaare Khayre oo u safray Dalka Faransiiska.

Published: November 10, 2019

Ra’iisul Wasaare Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Ali Khaire ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo socanaya Nofeembar 11-13, 2019.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa safarkiisa Faransiisaka kadib waxuu tegayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo uu kula kulmayo hoggaanka cusub ee midawga Yurub.

Rays Wasaaraha ayaa maanta ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Magaalada Beledwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo dhawaan ay saameeyeen fatahaad Biyaha webigga kaas oo uu ku wehelinayay Madaxweybaha Hirshabeele.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *