Sabriye iyo Laftagareen oo ka Wadahadlay Xulid Xildhibaanada Koonfur Galbeed

Published: November 16, 2019

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib- u-heshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdi Maxamed |Sabriye ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu booqasho shaqo ku tagay Baydhabo

Wasiirka ayaa mudadii uu ku sugnaa Beydhabo uu la kulmayGuddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ,wasiiro ,Xildhibaano ,iyo Mas’uliyiin kale.

Ujeedada booqashada ayaa lagu sheegay wadatashi ku aadan xuashada xildhibaanada labaad ee dowlad goboleedka K/galbeed,kuwaas oo uu kala hadlay Madaxweynaha KGS , Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *