Karaash oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Cayn

Published: December 4, 2019

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Ku-xi-geenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa lagu Magacaabay Guddomiyaha cusub ee Gobolka Cayn ee xaruntiisu tahay magaaladda Buuhoodle

Wareegtan oo suameedu ahay Xeer Madaxweyne Ku-xigeen Lr-22, December, 03, 2019 ayaa Guuleed Maxamed Nuux ( Guuleed San-weyne) loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Cayn markuu arkay madaxweynuhu Aqoontiisa iyo Kartidiisa.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Cayn.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *