TPEC oo ansixisay qorshaha xiligga la qabanayo doorashooyinka Dawlada Hoose ee Puntland.

Published: December 5, 2019

Gudigga ku meelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland {TPEC} oo ulanmku yeeshay xaruntooda Magaalada Garoowe ayaa anxisiyay qorshaha ay ku shaqayn doonaan gudigga doorashooyinka iyo tubta dpprashada dawladaha hoose, TPEC aya shaaciyay in mudo 2 sano gudahood ah lagu qaban dooo doorashooyinka dawlada hoose,

TPEC ayaa tilmaantey in ay qaban doonto shirwayne oo lagu daah-furi doono qorshahaan ay ansixiyeen, Horay Madax Deni ayaa horey u balan qaaday in uu Puntland ka hirgalin doono barnaamijka dimuqraadiyada oo ay horey ugu fashilmeen xukuumadihii hore ee uu hogaaminayay Madaxweyne Gaas.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *