Madaxweyne Deni oo dalka dib ugu soo laabtay.

Published: December 14, 2019

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garowe caasimada Puntland ka dib mudo 20 casho ah oo uu safar ugu maqnaa Wadamada Imaaraatka carata iyo Ethopia.

Madaxweyne Deni waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Dawlada, saraakiisha madaxtooyada iyo masuuliyiin kale , Madaxweynuhu lama hadlin warbaahinta.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *