Published: December 15, 2019

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa shaaciyay in dowladda Puntland ay diyaarado ugu gurman doonto Bulshada ku dhaqan degaannada fog-fog ee waddooyinkii roobabka kaga xirmeen.

Karaash ayaa hadalkan ka jeediyay oo hadal kooban ka jeediyay, Daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland .

Halkan ka daawo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *