Qodobada Laga Soo Saaray shirka Wadatashiga Puntland- Akhriso

Published: March 17, 2020

Shirka wadatashiga Puntland oo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Garoowe ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War-murtiyeed.

War-murtiyeedka oo ka koobnaa 11 qodob ayaa waxaa looga hadlay Xaalada amniga Puntland, Midnimimada iyo Siyaasada, horumarka iyo adeega bulshada, xiriirka dowladda federaalka iyo Puntland iyo nidaamka federaalaynta dalka.

HALKA KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *