Fanaan Cumar Shooli oo ku Geeriyooday Muqdisho

Published: April 14, 2020

Alla ha u naxariisto waxaa magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Fanaan Cumar Cabdulle Shoolli oo ahaa fanaan muddo 50 sanno ka badan ku soo jiray Fanka Soomaaliyeed

Fanaan Cumar shoolo ayaa maalmihii u dambeeyay wuxuu ku xanuusanayay Cusbitaalka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho, Waxaana geerida fanaanka Warbaahinta dowladda federaalka u xaqiijiyay Axmedey Cumar Shoolli oo ah wiilka uu dhalay marxuumka.

Alle ha u naxariisto Cumar Shoolo wuxuu ka mid ah kooxdii Waaberi

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *