200 Qof oo Ku Dhintay Roobab Xoog Leh oo Ka Da’ay Kenya

Published: May 7, 2020

Roobab xoog leh oo ka da’ay guud ahaan wadanka Kenya ayaa sababay dhimashada ilaa 194 qof, waxaana la laayahay tiro kale oo dad ah.

Roobabkan oo keenay fatahaado ayaa saameeyay kumaankun qof oo ku nool qayb ka mid ah gobolada bartamaha Kenya, Galbeedka, Rift valley iyo gobolka Xeebta sida uu sheegay Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Dr Fred Matiang’i

Wasiirku wuxuu ka digay khatarta roobabka xoog leh oo la filayo inay da’aan toddobaadkan kuwaasi oo keeni karo fatahaado gaar ahaan Koontiyada Gaarisa iyo Tana River.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *