Masar: 19 Maleeshiyaad Hubaysan oo lagu Dilay Waqooyiga Siinaay

Published: May 31, 2020

Ciidamada wadanka Masar ayaa sheegay inay howgal ku dileen 19 maleeshiyaad hubaysan ku dileen waqooyiga gobolka Siinaay ee wadanka Masar.

Tamir er-Rifai oo ah afhayeen u hadlay Ciidamada Masar waxaa uu sheegay in howlgalka Ciidamadu ay sameeyeen ay ku soo qabteen Qaraxyo, qoryaha darandooriga u dhaca iyo Gantaalo.

Afhayeenku wuxuu sheegay in Askari oo ka tirsan ciidamada ay howlgalkaas ay waxyeelo ka soo gaartay.

Afhayeenku ma sheegin Maleeshiyaadka lagu dila howlgalka kooxda ay ka tirsanaayeen

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *