Hay’adda Kaalo Oo Tababar U Qabatay Qaxootiga Yamaniyiinta Qardho

Published: June 29, 2020

Hay’adda Kaalo oo kaashanaysa wasaaradda haweenka Puntland iyo hay’adda UNHCR ayaa tababar socday labo berri usoo xidhay qaar kamid ah qaxootiga Yamaniyiinta ee ku sugan magaalada Qardho.

Waxaa tababarkan bixinayey xubno ka tirsan Hay’adda Kaalo, saraakiil ka socday wasaaradda haweenka iyo culimada magaalada Qardho.

Waxaana dadka laga wacyigelinayey tacdiyada ka dhanka ah bini aadanimada gaar ahaan tacadiga haweenka iyo caruurta.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *