Muxuu Yahay Heshiiska Taiwan Iyo Somaliland ?

Published: July 1, 2020

Taiwan oo ah maamul goboleed ka jira dalka shiinaha ayaa sheegay inuu Soomaaliland u aqoonsaday dal madax-banaan oo ka jira geeska Afrika, wuxuuna sheegay in uu la saxiixday heshiis lagu dhisayo xafiisyo matalaya labadan maamul sida ay maanta shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan.

Shaacinta heshiiskan oo la saxiixay bishii Febraayo ayaa yimid kadib warbixin talaadadii ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sheegaysa inuu wakiil u magacaabay Taiwan.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *