Puntland Oo Ku Dhawaaqday Natiijada Imtixaankii Fasalka 8aad Ee Dugsiyadda Puntland 2019-2020

Published: September 1, 2020
Shares2

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday magacyada ardayda tobanka kaalmood ee ugu sareysay imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyadda dhexe ee Puntland 2019-2020.

Seddexda arday ee ugu saraysa imtixaanka dugsiyadeedka 2019-2020 ayaa waxa ay kasoo baxeen iskuulada Najax-Boosaaso, Cabdiladiif Bilaal-Qardho iyo Girible-Boosaaaso.

Magacyada tobanka arday ee ugu sareeya:

  • Maxamed Axmed Mire Maxamuud Najax-Boosaaso
  • Cabdisamiic Yaasiin Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdiladiif Bilaal-Qardho
  • Samiira Saciid Axmed Cali Girible-Boosaaso
  • Ibraahim Ducaale Saalax Faarax Najax-Boosaaso
  • Ismaaciil Maxamed Maxamuud Xasan Cabdiladiif Bilaal-Qardho
  • Asma Xuseen Cabdi Salaad Yamays-Gaalkacyo
  • Cabdiraxmaan Aadan Cali Xirsi Shamsul huda-Bacaadweyn
  • Cumar Axmed Maxamed Cabdiraxman Kubo-Qardho
  • Deeqa Rooble Cabdi Cusmaan Aflax-Burtinle
  • Maxamuud Mire Cali Faarax Al Xanaan-Qardho
  • Ibraahim Maxamuud Maxamed Cabdidaahir Nawaawi-Garoowe
  • Aamino Muuse Cabdul Yuusuf Daaru rashiid-Gaalkacyo
  • Aamina Xuseen Cabdi Salaad Yamays- Gaalkacyo

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *