Madasha Xisbiyada Qaran oo codsatay in laga qaybgaliyo guddiyada doorashooyinka

Published: September 18, 2020

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka.

War saxaafadeed kasoo baxay madasha ayaa loogu madaxda heer federaal iyo maamul goboleed in laga qeybgaliyo saamileyda siyaasada dalka guddiyada doorashooyinka lana sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka isla markaana kormeerayaal caalami ah ay goobjoog ka noqdaan xubnaha ku metelaya gobolada waqooyi ee dalka.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment