Cabdi Xaashi Oo Magacaabay Guddiga Qabanqaabada Doorashada Xildhibaanada Waqooyi

Published: October 1, 2020

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay guddi qaban qaabada doorashada xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Somaliland, maadaama ay doorashadadoodu ka dhacayso Muqdisho.

Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha aqalka sare ayaa Madaxweyne Farmaajo, Raysal wasaaraha cusub iyo madaxda shanta maamul goboleed ee xubnaha ka ah dowlada federaalka.

Guddigan oo ka kooban todoba xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah siihayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *