Raysal Wasaare Rooble Oo Magacaabay Guddi Diyaariya Aaska-Qaran Ee Cali Khaliif

Published: October 8, 2020

Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi Qaran oo ka shaqeynaya aaska loo sameynayo raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Gallayr oo maanta ku geeriyooday Jigjiga.

Guddigan ayaa diyaarin doona halka lagu aasayo meydka allaha u naxariistee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga.

Cali Khaliif oo ahaa 78 jir ayaa maalmihii u danbeeyey xanuunsanaa, waxaana uu ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, ka hor inta aan la geyn Jigjiga, halkaas oo uu ku geeriyooday, alle ha u naxariistee.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *