Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Taliye cusub

Published: October 21, 2020

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta ee maamulkaasi.

Aadan Xareed Cumar ayaa loo magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa weli ku mashquulsan dhismaha ciidamo u gaar ah maamulkaasi oo weeraro joogto ah kala kulma kooxda Al Shabaab oo weli gacanta ku heysa in badan oo kamid ah Sadexda gobal ee uu maamulkaasi ka kooban yahay.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *