Guddiga Doorashada Madaxweynaha Iyo Kuxigeenka Hirshabeelle Oo La Magacaabay

Published: November 5, 2020

Guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle.

Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa markii ugu horreysay guddoomiye ka noqoneysa qof dumar ah.

Maalintii shalay ayey ahayd markii magaalada Jowhar lagu doortay Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *