Wasiirkii Kalluumaysiga Puntland Oo Iscasilay

Published: December 22, 2020

Wasiirkii Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee dowlada Puntland Maxamuud Xaaji Saalax ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan iska Casilay xilkii Wasiirnimo ee Puntland.

Qoraal uu soo saaray wasiir Maxamuud ayuu ku caddeeyay sababta keentay inuu xilka iska Casilo xiligaan, waxaana uu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Deni isku fahmi waayeen nidaamka shaqo ee Wasaaradda Kalluumeysiga.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *