Diyaarad rakaab sida oo kusoo dhacday Indonesia

Published: January 9, 2021

Waxaa baadi-goob loogu jiraa diyaarad rakaab siday oo ka duushay caasimada Indonesia ee Jakarta, diyaaradan oo saarnaayeen 62 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhacday badda.

Diyaaradan oo nooceedu yahay Boeing 737-500 ayaa kusii jeeday magaalada Pontianak ee galbeedka jasiirada Kalimantan.

Duulimaadkan SJ182 ayaa la sheegay inay soo dhacday 4 daqiiqo kadib markii ay ka duushay madaarka Jakarta.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *