Guddoomiye Cumar Filish Oo La Kulmay Safiirka Qatar

Published: January 16, 2021

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee Soomaliya.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay horumarinta mashaariicda dowladda Qadar ka wado Soomaaliaya gaar ahaan gobolka Banaadir.

Dowladda Qatar ayaa kamid ah dowladdaha sida weyn u taageera dowladda Federaalka  Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *