DUBAI: Sharuuc cusub oo lagu soo rogay Xafladaha & goobaha dadka isugu yimaadaan!

Published: January 23, 2021

Maamulka Dubai ee dalka Imaaraatiga ayaa soo rogay sharuuc cusub oo looga hortagayo faafida cudurka Covid19 oo dalkaasi kusoo laba-kacleeyey, xafladaha iyo aroosyada ayaa la sheegay inaysan ka qeyb geli karin dad ka badan 10 qof.

Waxaa sidoo kale sharuuc cusub la duldhigay goobaha ay dadka isugu yimaadaan sida Makhaayadaha iyo goobaha sportiga lagu ciyaaro.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *